Kalsooni iyo degdegsiinyo la hubo

Dahabshiil waxa uu ugu adeegaa dhammaan macaamiishiisa si ammaano-dhawris iyo degdeg ah, ha ahaadaan macaamiisha kunool Yurub, Waqooyiga Maraykanka iyo Khaliijka Carabta, iyo gobollada kale intaba.